Xulkii labaad oo galabta ka haray Ciyaaraha dowlad goboleedyada ee ka socda Muqdisho

Xulalka Kubadda Cagta ee Juballand iyo Galmudug ayaa galabta fooda isku daray ciyaar adag oo ka tirsaneyd tartanka kubada cagta dowlad goboleedyada oo ka socda garoonka Konis Stadium ee magaalada Muqdisho. Labada kooxood ayaa soo bandhigay ciyaar aad u xiise badan oo dadweyne fara badan u soo daawasho tageen, waxayna ku dhamaatay 2-1 ay guushu … Continue reading Xulkii labaad oo galabta ka haray Ciyaaraha dowlad goboleedyada ee ka socda Muqdisho